Musiibo dad badan ku dhinteen oo ka dhacday gobolka California (Daawo Sawirada)

Roob xoogan oo ka da’ay gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sababay in deegaano gobolkaasi katirsan uu dhulku go’ sidoo kale kusoo daataan dhagxaan waa weyn iyo dhoobo. Deegaanada hada musiibadu ka dhacday ayaa ahaa dhulkii uu dabku ka kacay bishii hore , daadadkan xoogan iyo dhagxaan buuraha kasoo daatay ayaana jaray 30km oo ka mid ah … Continue reading Musiibo dad badan ku dhinteen oo ka dhacday gobolka California (Daawo Sawirada)